Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Natiijada Ka Dhalan Karta Xiisada U Dhaxeysa Dowladaha Somalia & Imaaraadka | <link rel="pingback" href="https://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Natiijada Ka Dhalan Karta Xiisada U Dhaxeysa Dowladaha Somalia & Imaaraadka | Hal Sheegaha La Hubo

Sheekh Shariif Oo Ka Hadlay Natiijada Ka Dhalan Karta Xiisada U Dhaxeysa Dowladaha Somalia & Imaaraadka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda diblomaasiyadeed ee hadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Sheekh Shariif oo Wareysi siiyay TV-ga Al Carabiya ayaa waxaa uu sheegay in Labada dowladood ee Imaaraadka iyo Soomaaliya uu xiriir weyn ka dhaxeeyo,waxaana uu labada dowladood ugu baaqay in ay si hoose u xalli yaan isfaham waaga hadda ka dhex taagan.

Shariifka ayaa sheegay in labada dal uu ka dhaxeeyo xiriir qoto dheer oo dhaqan dhaqaale iyo mid umadeed sidaas darteedna ay muhiim tahay in si hoose loo gaba gabeeyo khilaafka labada dowladood ka dhex taagan.

Dowladda Federaalka ah ayaa shalay shaacisay in ay diyaar u tahay dib u soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal iyada oo xustay in is faham waaga soo kala dhexgalayna xal laga gaarayo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT