Waa Kee Waddan Ugu Horreeya Ee Aqoonsan Doona Somaliland?

Dad badan ayaa is weydiinaya wadanka uu noqon doono wadanka aqoonsada maamulka Somaliland, walibana u aqoonsada dowlad ka madaxbannaan Soomaaliya inteeda kale.

Dadka qaar waxay hadal hayeen in aqoosigaasi ka imaan doono dhanka Russia, hase ahatee sheekadu meeshaasi ma jirto.

Wadanka aqoonsanaya ayaa noqon doona Imaaraadka, marka ay si rasmi ah u kala dhammadaan DFS, dalkana ay isaga wada baxaan.

Imaaraadka ayaa arrintan uga golleh sida la sheegayo iska sii horkeenka shacabka Soomaaliyeed.

Xiriirkii Imaaraadka uu la lahaa DFS ayaa meel xun gaaray, wuxuuna Imaaraadka doonayan in markaan uu dalka sii qaso.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT