SIR HOOSE:- Dowladda Oo Dib Usoo Celineysa Xiriirkii Dowladda Iiraan+Sababtu Maxay Tahay?

Warar hoose oo aan la helay aya waxay sheegeysaa in DFS Soomaaliya ay hatan qorsheynayso iney dib usoo celiso xiriirkii weynaa eek ala dhaxeeyay dowladda Iiraan oo ay kartay dowladdii uu hogaminayey Madaxweyne Xasan Sheekh.

Maadaama xiriirkaasi inuu jarmo ay gadaal ka riixayeen Sacuudiga iyo Imaaraadka, ayaa hadda waxay dooneysaa DFS in dib usoo nooleyso xiriirkan.

Danta laga leyahay ayaa in dhabar jab lagu rido Imaaraadka maadaama uu aad u necbaa dowladda Iiraan.

Waxaa magalada Muqdisho iman doona Diblomaasiyiin ka socda dowladda Iiraan, waxayna gogol xaari doonaan dib usoo celinta xiriirka Labada dal.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT