Wararka Maanta

Galmudug Iyo Saraakiil Maraykanka Ah Oo Ka Shiray Arrimo Ku Saabsan Ammaanka

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo saraakiil Maraykan ah ayaa kulan ku yeeshay degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxaana kulankaan uu ahaa mid looga hadlayey

Continue Reading »

Qeybta Wararka Maanta

Duqa Muqdisho oo dib ugu soo celiyey Gurigooda qoys dan-yar ah+Sawirro

Somalia: Muqdisho- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ku qaabilay xafiiskiisa qoys danyar ah oo gurigooda si xoog

Continue Reading »

Wararka Maanta Archives

RW. Khayre oo Qaabilay Agaasimaha Arrimaha Haweenka Ee Qaramada Midoobay.
- Aug 18, 2018
Somalia: Muqdisho–Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay agaasimaha arrimaha haweenka ee qaramada midoobay, Phumzile Mlambo-Ngcuka, oo markii ugu horaysay socdaal ku timid ...
Wararkii ugu dambeeyay Ciidamo uu wato Jen. Caanood oo gaaray Dagmada Shalambood
- Aug 18, 2018
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka ay ku sii jeedeen Ciidamo uu wato Abaandulihii hore ee ciidamada xoogga Jen. C/llaahi Cali Caanood oo maanta gaaray deegaanka Shalambood ee ...
XASAASI:- 2 Arrin Oo Ay Tahay Inaad Ka Ogaato Xiisadda Turkiga Iyo Mareykanka (Aqri)
- Aug 17, 2018
Waxaa in muddo ah cirka isku shareeray xiisadda Turkiga iyo Mareykanka, marka aad si fiican u akhriso waxaad ogaan-doontaa in arrinta dhaqaale waa ka weyn tahay. Labada dal kalama maarman ...
M/weyne Trump Oo Ku Hanjabay Inuu Cunaqabateyn Kale Ku Soo Rogayo Dalka Turkiga
- Aug 17, 2018
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ugu hanjabay dalka Turkiga inuu ku soo rogayo cunaqabteyn cusub oo dhaqaale haddii aanay sii deynin baadariga Mareykanka ah ee ku xiran dalkaasi. Iyadoo ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Oo War Cad Kasoo Saaray Xiriirka Somalia Iyo Jabuuti, Sheegayna ..
- Aug 17, 2018
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf aya ka hadlay xiriirka dalalka Soomaaliya ee Jabuuti, kadib booqasho uu dalkaasi ku tegay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Wasiirka ayaa sheegay in xiriirka ...
R/Wasaare Abiy Axmed Oo War Ka Soo Saaray Xiisadda Soomaalida Iyo Oromada
- Aug 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ku qaban doono xaaladaha amni darro ee ka taagan qaybo ka mid ah dalkaasi, markii ay ...
M/weyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Horkacayo Oo Gaaray Dalka Jabuuti
- Aug 16, 2018
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ka degay goor dhaw magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdiga uu horkacayo oo saakay ka anbabaxay magaalada Muqdisho ...
M/weyne Trump Iyo Saraakiishii Hore Ee Sirdoonka
- Aug 16, 2018
Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump ayaa madaxii hore ee sirdoonka Maraykanka John Brennan ka xayuubiyey rukhsaddii uu waxyaabaha sirta ah ku daalacan karay. Madaxweyne Trump ayaa sheegay in John Brennan uu ...

Next Page »