Ciyaaraha

XASAASI:- 2 Arrin Oo Ay Tahay Inaad Ka Ogaato Xiisadda Turkiga Iyo Mareykanka (Aqri)

Waxaa in muddo ah cirka isku shareeray xiisadda Turkiga iyo Mareykanka, marka aad si fiican u akhriso waxaad ogaan-doontaa in arrinta dhaqaale waa ka weyn

Continue Reading »

Qeybta Ciyaaraha

M/weyne Trump Oo Ku Hanjabay Inuu Cunaqabateyn Kale Ku Soo Rogayo Dalka Turkiga

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale ugu hanjabay dalka Turkiga inuu ku soo rogayo cunaqabteyn cusub oo dhaqaale haddii aanay sii deynin baadariga Mareykanka

Continue Reading »

Ciyaaraha Archives

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Oo War Cad Kasoo Saaray Xiriirka Somalia Iyo Jabuuti, Sheegayna ..
- Aug 17, 2018
Wasiirka arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf aya ka hadlay xiriirka dalalka Soomaaliya ee Jabuuti, kadib booqasho uu dalkaasi ku tegay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Wasiirka ayaa sheegay in xiriirka ...
R/Wasaare Abiy Axmed Oo War Ka Soo Saaray Xiisadda Soomaalida Iyo Oromada
- Aug 17, 2018
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ku qaban doono xaaladaha amni darro ee ka taagan qaybo ka mid ah dalkaasi, markii ay ...
M/weyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Horkacayo Oo Gaaray Dalka Jabuuti
- Aug 16, 2018
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ka degay goor dhaw magaalada Jabuuti ee Jamhuuriyadda dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo wafdiga uu horkacayo oo saakay ka anbabaxay magaalada Muqdisho ...
M/weyne Trump Iyo Saraakiishii Hore Ee Sirdoonka
- Aug 16, 2018
Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump ayaa madaxii hore ee sirdoonka Maraykanka John Brennan ka xayuubiyey rukhsaddii uu waxyaabaha sirta ah ku daalacan karay. Madaxweyne Trump ayaa sheegay in John Brennan uu ...
Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riday
- Aug 16, 2018
Maxkamada ciidamada qalabka sida ay xukun ku riday askari lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo horey uga tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad ee gobolka Hiiraan. Yariisoow ...
M/weyne Farmaajo Oo Magacaabay Taliyayaal Ciidan Iyo Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada
- Aug 16, 2018
Madax-weynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyayaal ciidan iyo waliba Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen CabdiWali Xusseen ...
Maxaa Ka Soo Kordhay Buundadii Ku Duntay Talyaaniga?
- Aug 15, 2018
  Kooxaha gurmadka ayaa xalay oo dhan ku dadaalayay sidii ay dad nool uga soo saari lahaayeen buundadii shalay ku burburtay magaalada Genoa ee dalka Talyaaniga. Ugu yaraan 26 qof ayaa la ...
Golaha Guurtidda Somaliland Oo Ka Hor Timid Xeer Golaha Wakiiladdu Ansixiyeen
- Aug 15, 2018
Xildhibaano ka tirsan golaha Guurtidda Somaliland ayaa sheegay in xeerka kufsiga oo dhowaan ay ansixiyeen golaha Wakiiladdu qodobo ka mid ahi ka hor imanayaan shareecada islaamka, islamarkaana ku baaqay in ...

Next Page »