Arimaha Bulshada

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Belgium, Ka Oo Ka Faalo Qaaday Bixinta Qarashaadka Waxbarashada Dhibane Samiiro

Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Belgium, Ka Oo Ka Faalo Qaaday Bixinta Qarashaadka Waxbarashada Samiiro Oo Seygeeda Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida dalka Belgium,ka

Continue Reading »

Qeybta Arimaha Bulshada

Koox Hubaysan Ayaa Weerar Ku Qaaday Laba Saldhig Booliis Magaalada Laascaanood

Koox hubeysan oo aan ilaa hada la aqoonsan ayaa sadexdii habeenimo weerar qoryaha fudud la adeegsanayey ku qaaday saldhiga Barriga Laascaanood ku qaaday, halka waxyar

Continue Reading »

Arimaha Bulshada Archives

Soomaali Ku Guuleystay Tartanka Adduunka Ee Sameynta Robot-Yada
- Jun 24, 2018
Koox ku guuleystay bandhiga hindisaha sameynta robot-yada caalamiga ah ee da'yarta adduunka oo lugu qabtay magaalada Montréal ee dalka Canada ayaa markii ugu horreeysay waxaa ka mid noqday da'yar Soomaali ...
Guddoomiye Yariisow Oo La Kulmay Wasiirradda Ku Qoran 17-Degmo Ee G/Banaadir
- Jun 24, 2018
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yaarisoow ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hay’addaha Amniga iyo bulshada ku nool Caasimadda guulaha amniga ee laga gaaray sugidda amniga Muqdisho ...
Saraakiil Loo Xirxiray Qaraxii Shalay Lagu Bartilmaameedsaday Dibadbixii Addis-Ababa
- Jun 24, 2018
Dowlada Itoobiya u qabatay 12-ruux oo 9 ka mid ah ay yihiin saraakiil iyo saddex qof oo Shacab ah. Saraakiisha Booliiska ayaa loo haystaa inay ka hortagi waayeen weerarkan qarax ...
Suuqyada Magaalada Gaalkacyo Oo Laga Diiddey Isticmaalka Lacagta Shilin Soomaaliga Kadib Markii…
- Jun 24, 2018
Ganacsatada suuqyada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa ka cabanaya lacago badan oo shilin Soomaaliga oo suuqyada la soo galiyay, waxaana taasi ay dhalisay in shalay laga diiddey suuqyada ...
Warar Ku Saabsan Doorashada Madaxtinimada Waddanka Turkiga
- Jun 23, 2018
Waxaa saacadaha soo socda xirmaya Ololaha doorashadda dalka Turkiga maanta ayaana ah maalintii ugu dambeysay ololaha doorashada dalka Turkiga ka hor inta aan berri oo Axad ah loo dareerin doorashada ...
Dalka Spain Oo La Wareegaysa Howlgalka La Dagaalanka Burcadbadeeda
- Jun 23, 2018
Dalk Spain ayaa lagu wadaa in ay la wareegto taliska Britain ee howlgalka badda ee Midowga Yurub ee la dagaallanka burcad-badeedda Soomaalida sannadka soo socda . Saraakiil ka tirsan Midowga Yurub ...
G/Hiiraan Mas’uuliyiin Xilalkii Laga Qaaday Iyo Kuwo Kale Oo La Magacaabay Kadib Markii….
- Jun 23, 2018
Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xilalkii uga qaaday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa xilkii ka qaaday Duqii Magaalada ...
Taliska ciidanka DFSoo sheegay In La Soo Afjaray Colaad Beeleed Muddo Dheer Soo socday
- Jun 23, 2018
Taliska ciidamada xoogga dalka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in la soo afjray colaad ku dhawaad Labo sano ka taageyd deegaanno u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan. Taliyaha ciidamada ...

Next Page »