Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Saraakiil Ka Tirsan Nabad Sugidda Oo Xilalka Laga Qayuubiyey+SABAABTA? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Saraakiil Ka Tirsan Nabad Sugidda Oo Xilalka Laga Qayuubiyey+SABAABTA? | Hal Sheegaha La Hubo

Saraakiil Ka Tirsan Nabad Sugidda Oo Xilalka Laga Qayuubiyey+SABAABTA?

Hoggaanka Taliska Nabad Suggida Maamulka Hirshabelle, ayaa isbedel ku sameeyay Saraakiisha Taliska Nabad Suggida Gobolka Hiiraan iyo kan Degmada Baledweyne.

Qoraal ka soo baxay Taliyaha Nabad Suggida Maamulka Hirshabelle C/laahi Axmed Abdi Wehliye, ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Taliyihii Nabad Suggida Gobolka Hiiraan iyo kan Magaalada Baledweyne.

C/qaadir Maxamuud Abuukar oo ahaa Taliyihii Nabad Suggida Gobolka Hiiraan ayaa xilkii laga qaaday, waxaana lagu bedelay Cabdi Maxamed Cali Aweys.

Sidoo kale waxaa la magacaabay Colaad C/laahi Xasan oo loo magacaabay Taliyaha Nabad Suggida Magaalada Baledweyne, sida qoraalka lagu sheegay.

Amuurtaan ayaa la sheegay inay timid, kadib markii la dareemay in baahi loo qabo isbedel muuqda oo lagu sameeyo Saraakiisha Nabad Suggida Gobolka Hiiraan.

Dhawaan ayeey aheyd markii Taliyaha Qaybta NISA ee Hirshabelle C/laahi Axmed Abdi Wehliye uu gaaray Magaalada Baledweyne si qiimeyn loogu sameeyo Taliska NISA ee Hiiraan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT