Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Sacuudiga Oo Hindistay Qorshe Ay Kusoo Dhex Galeyso Xiisadda U Dhaxeysa Somalia Iyo Imaaradka | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Sacuudiga Oo Hindistay Qorshe Ay Kusoo Dhex Galeyso Xiisadda U Dhaxeysa Somalia Iyo Imaaradka | Hal Sheegaha La Hubo

Sacuudiga Oo Hindistay Qorshe Ay Kusoo Dhex Galeyso Xiisadda U Dhaxeysa Somalia Iyo Imaaradka

Dowlada Sacuudiga ayaa daboolka ka qaaday inay ka qeybqaadaneyso dhex dhexaadinta Khilaaf Siyaasadeedka u dhexeeya dowladaha Somalia iyo Sacuudiga.

Sacuudiga ayaa sheegay inay jiraan dhinacyo ka faa’iideysta Khilaafka dowladaha Islaamka, waxa ayna carab dhabtay inay wakhti badan galin doonaan xalinta Khilaafyada jira.

illo Diplomaasiyadeed ka tirsan Wasaarada arrimaha Dibadda Sacuudiga ayaa sheegay inay wadaan dadaal waliba oo leysugu soo dhaweynkaro labada dal, waxa uuna carab dhabay inay dhexdhexaad ka noqon doonaan khilaafka.

illo diplumaasiyadeedka waxa ay intaa ku darayaan in Boqorka sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis uu wada kulansiin doono Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo oo maalmaha nagu soo aadan gaari doona magaalada Riyadha iyo Madax kale oo ka bixi doonta magaalada Abu Dabai oo ku wajahan Riyadh.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Imaaraadka Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan, ayaa laba maalin un ka hor Dacwad ka dhan ah dowlada Somalia u gudbiyay Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis oo isaga Siyaasad ahaan aad ula dhacsan Imaaraadka.

Muranka Diplomaasiyadeed ee labada dal ayaa cirka isku shareeray, kadib markii ay Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho Bishaan April 8­dii qabteen 9.6 million oo Dollar oo laga keenay dalka Imaaraadka Carabta.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT