Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Ku Dhawaad 30-Gantaal Oo Lagu Weerarray Suuriya (Muuqaaladii Ugu Danbeeyay+ SAWIRRO | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Ku Dhawaad 30-Gantaal Oo Lagu Weerarray Suuriya (Muuqaaladii Ugu Danbeeyay+ SAWIRRO | Hal Sheegaha La Hubo

Ku Dhawaad 30-Gantaal Oo Lagu Weerarray Suuriya (Muuqaaladii Ugu Danbeeyay+ SAWIRRO

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerarro duqeyn ah oo dalalka Mareykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska ay ku qaadeen dalka Suuriya.

Qaraxyo waaweyn ayaa laga maqlay magaalooyinka Dimishiq, Xims iyo magaalooyin kale oo Suuriya ka tirsan, waxaan wararku sheegayaan in weerarradaasi ay ka qeyb qaateen diyaaradaha dagaalka saddexda dal iyo maraakiib.

Ilaa 30 Gantaal oo nooca Tokahowk ayaa la sheegay in lagu riday bartilmaameedyo ka tirsan dalka Suuriya oo ay ku jiraan xarumo ciidan, wxaaana sidoo kale la adeegsaday Sawaariiqda diyaradaha dagaalka, iyadoo guud ahaan ay gantaallaha gaareen 112 gantaal oo lala beegsaday saldhigyo maleeshiyoon iyo xarumo seynis, waxaana wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in weli ay socdaan weerarrada.

Kooxaha mucaaradka ayaa sheegay in Gantaalaha loo adeegsaday weerarrada ay gaarayaan in ka badan 100 Gantaal, iyadoo diyaaradaha dagaalka ee weerarka qaadaya ay gantaallaha ka ridayeen hawada dalka Lubnaan.

Wasaaradda Gaashandhigga Mareykanka ayaa sheegtay in bartilmaameedyada la duqeeyay ay ka mid yihiin xarumo baaritaan seyniska ah oo ku yaalla magaalada Dimishiq oo soo saara kiimikada, Xaruno lagu keydiyo hubka kiiminkada ee magaalada Xims, iyo xarumo lagu keydiyo hubja oo u dhow magaalada Xims.

Dowladda Suuriya ayaa sheegtay inay soo riday gantaallo ka badan 10 oo ka mid ahaa kuwii lagu soo weerarray, waxayna ku eedeysay dalalka Mareykanka, Ingiriiska iyo Faransiiska inay ku xadgudbeen Suuriya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT