DAAWO: – Jen’ Morgan Oo Ku Dhawaaqay Go’aan Caqabad Ku Noqon Doono Somaliland & Tukaraq

Jeneral morgan oo ka mid ah siyaasiyiinta sida weyn looga yaqaan Soomaaliya oo maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta m aamulka Goboleedka Puntland ayaa sheegay inuu yahay musharax Madaxweyne ,waxana la sheegay inuu aad kaga horjeedo deegaanada ay ku muransan yihiin Somaliland iyo Puntland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka:-

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT