Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
XOG:- Xildhibaan Arin Farxad Leh Kasoo Bandhigay Khilaafka Mooshinka Iyo Farmaajo Oo Lagu……. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> XOG:- Xildhibaan Arin Farxad Leh Kasoo Bandhigay Khilaafka Mooshinka Iyo Farmaajo Oo Lagu……. | Hal Sheegaha La Hubo

XOG:- Xildhibaan Arin Farxad Leh Kasoo Bandhigay Khilaafka Mooshinka Iyo Farmaajo Oo Lagu…….

Cabdi Barre Yuusuf oo ah Xildhibaan hore oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay mira dhalka dadaalada Nabadeed ee laga dhax wado golaha shacabka Soomaaliya.

Rajo wanaagsan ayaa ka qabnaa gudiyada labada dhinac iyo waan waanta laga dhax wado, wararka waxay sheegayaan in is faham laga gaaray qodobada qaar inta dhimana guul ayaa ka filayaa ayuu yiri Xildhibaan hore Cabdi Barre Yuusuf.

Madaxweynaha Soomaaliya ayuu ku amaanay dadaalka uu ugu jiro in is faham lagu dhameeyo jahwareerka ka jira golaha shacabka Soomaaliya.

Shalay ayay aheyd markii ay Labada dhinac ee Baarlamaanka Soomaaliya magacaabeen gudiyo ku matala wadahadalka ku aadan xal u helidda Mooshinka gudoomiye Jawaari kuwaas oo saacadihii la soo dhaafay kulamo la qaadanayay Madaxweynaha Soomaaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT