Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
M/Weyne Farmaajo Oo La Kulmay Guddiyo Ka Kala Socda Dhinacyada Is-Khilaafsan | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> M/Weyne Farmaajo Oo La Kulmay Guddiyo Ka Kala Socda Dhinacyada Is-Khilaafsan | Hal Sheegaha La Hubo

M/Weyne Farmaajo Oo La Kulmay Guddiyo Ka Kala Socda Dhinacyada Is-Khilaafsan

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xalay kulamo kala duwan la qaatay dhinacyadda uu Khilaafku ka dhaxeeyo ee xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed.

Waxaa uu ka dhageystay dhinacyaddaasi sidda loo xalinkaro Khilaafka saameynta yeeshay ee golaha Shacabka.

Labadda dhinac ee la kulmay Madaxweynaha ayaa waxa ay usoo bandhigeen qodobo ay ka waddeen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Gudoomiye ku xigeenka Koowaad Cabdiwali Muudey.

Wararka oo naga soo gaaraya xarunta Madaxtooyadda ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Farmaajo uu dalbaday in uu la kulmo Guddoonka Baarlamaanka.

Guddiyadda dhexdhexaadinta wada qaarkood ayaa xaqiijiyay in ay jirto isku soo dhawaansho ku aadan sidii loo soo Afjari lahaa Khilaafka.

Waxaa lagu waddaa in ay Warbaahinta la hadlaan Saacaddaha soo socda, islamarkaana ay faahfaahin ka bixiyaan Natiijadda kulamadii xalay dhacay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT