M/Weynaha Gaas & Wasiiradiisa Oo Si Lama Filaan Ah Uga Hadlay Khilaafka Jawaari & Kheyre…

Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulkii ugu horeyay ee ka hadla khilaafka ka dhex jira Baarlamaanka Soomaaliya ee ka dhashay mooshinka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka.

Golaha Wasiirada Puntland ayaa kulankoodii maanta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay khilaafka ka jira golaha shacabka Soomaaliya, kaasoo wax u dhimaya jiritaanka Dowladnimada Soomaaliya iyo rajadii shacabka Soomaaliyeed waxayna ku taliyeen la xaliyo khilaafka taagan.

Waxay golaha wasiirada ugu baaqeen laamaha dowladda inay ka fogaadaan wixii dhibaato u geysan kara sharafta dowladnimada Soomaaliya.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT