DAAWO:- Dagaal Ka socda Muqdisho, Farmaajo oo Go’aan Qaatay & Iscasilaada Mudane Jawaari

WARARKA ugu Waa Weyn dagaalkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo u dhaxeeyey ciidamada Militeriga oo Qaab Qabiil u dagaalamay, Madaxweyne Farmaajo oo Xilkii ka qaaday ilaaladiisa iyo kuwa cusub oo uu magacaabay.

Xiisadda Xildhibaanada, iscasilaadda Jawaari & Go’aanadii maanta kasoo baxay shirkii Golaha wasiiradda.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT