Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxay Yihiin 6—Da Qodob Oo Shalay Jawaari Ku Qabsatay Xarunta Golaha Shacabka? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxay Yihiin 6—Da Qodob Oo Shalay Jawaari Ku Qabsatay Xarunta Golaha Shacabka? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxay Yihiin 6—Da Qodob Oo Shalay Jawaari Ku Qabsatay Xarunta Golaha Shacabka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shalay shir jiraa’id qabta kadib qalalaasihii siyaasadeed ee dhacay ayaa diirada saaray 6-Qodob oo uu ku arkay qalalaadkii maanta dhacay.
Wasiirka amniga ayaa amray in hubka la iiga reebo, isaga oo ka mid ah saxiixayaasha mooshinka:

Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maanta lagu amray in uu ilaalada ka tago iyada uu amarka bixiyay wasiirka amniga oo ka tirsan saxiixayaasha mooshinka.

Waxaa nasiib darro ah in la yiraahdo guddoomiyihii golaha shacabka ayaa qabsaday golaha shacabka, 11 qof oo askari wax ma qabsan karaan?! Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa golaha qabsaday waxaa ay la mid tahay madaxweynaha oo madaxtooyada qabsaday:
Mudane Jawaari, waxaa kale oo wax kala yaabo ku tilmaamay in magaalada la geliyo Jawaari ayaa golaha shacabka qabsaday, isaga oo arrintaasi ka hadlaayo waxaa uu yiri “Waxaa magaalada iyo xarunta golaha Shacabka lagu soo daadiyey kumanaan ciidan ah oo shacabka iyo dadkoo dhan ay u jeedaan, waxaa haddana nasiib darro ah in la dhaho golihii Shacabka waxaa qabsaday guddoomiyihii Shacabka, ma kow iyo toban askari miyaan ku qabsan karaa golaha Shacabka marka arrintaas waxyaabo kale ayaa loola danleeyahay ” isaga oo intaasi raaciyay “Jawaaro oo qabsaday Golaha Shacabka waxaa ay la mid tahay madaxweynaha oo qabsaday Madaxtooyada “.

Qodobka 38-aad ee xeer-hoosaadka, waxaa uu dhigayaa in askari aanu soo gelin hoolka, oo ay tahay inuu amar qaato, laakin waa la jabiyay, oo 60-meeyo ayaa ku jirtay hoolka
Ciidamada gudaha u galay hoolka golaha shacabka waxaa uu sheegay in ay ka hor imaaneyso xeerhoosaadka golaha shacabka “Qodobka 38-aad ee xeer-hoosaadka waxaa uu si qeexan u sheegayaa in qof askari oo ciidan ah uusan soo geli Karin golaha gudahiisa iyada oo amar laga heysan habdhowraha oo u xilsaaran isaga oo ku shaqeynaya amarka guddoomiyaha, hase ahaatee markii aan meesha galay waxaan ugu tagay sadomeeyo ciidan ka badan .

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT