Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Bulshada Muqdisho Oo Ka Hadlay Muranka Ka Dhex Taagan BF Iyo Xukuumadda Soomaaliya | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Bulshada Muqdisho Oo Ka Hadlay Muranka Ka Dhex Taagan BF Iyo Xukuumadda Soomaaliya | Hal Sheegaha La Hubo

Bulshada Muqdisho Oo Ka Hadlay Muranka Ka Dhex Taagan BF Iyo Xukuumadda Soomaaliya

Dadka reer Muqdisho oo marki horeba aanan aad ula dhacsaneyn habdhaqanka kala duwan ee xubnaha Golaha Shacabka Somaliya, ayaa xilligaan waxa ay sii muujiyeen walaaca ay ka qabaan Xildhibaanada Baarlamanka Somaliya.

Xubnaha Golaha Shacabka Somaliya ayaa shalay ku fashilmay qaadista masuuliyadda Qaran ee shacabka ay u hayaan, kadib markii Xarunta Golaha Shacabka laga dhex sameeyay fowdo iyo hub badan oo xarunta lala galay.

Asad Diiriye oo ka mid ah Aqoonyahanada ku nool Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay meesha inaysan joogin Xildhibaano lagu tilmaami kara, kuwa matala shacabka Somaliyed, maadaama iyagii shalay oo dhan la kala celinaayay.

Waxa uu sheegay Asad xittaa Baarlamaanka Somaliya shalay inay ku kalsoonaan waayeen ciidamada Somalida, waxayna taasi sababtay ciidanka Amisom in ammaanka xarunta Golaha Shacabka la wareegan.

“Meesha Baarlamaan ma joogo, rag iyo dumar fowdo iyo qaylo isku daraayay, ayaa noo muuqday anaga oo Baraha Bulshada aan ka arkeenay, marka walaalayaalow waad ku ceebowdeen masuuliyadii aad shacabka u qaaday.” Ayuu yiri Asad Diiriye.

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxaa shalay ay sameeyeen ficil aanan wanaagsaneyn oo ku aadan inay ku dhex buuqaan xarunta Golaha Shacabka, sidoo kalena hub culus ay la galeen gudaha ciidamo badan oo illaalo ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT