Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
WAR DEG DEG: M/weyne Farmaajo oo soo farageliyay Xiisadda Xarunta Golaha Shacabka & Ciidamada DANAB oo gudaha ugalay Villa Hargeysa… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> WAR DEG DEG: M/weyne Farmaajo oo soo farageliyay Xiisadda Xarunta Golaha Shacabka & Ciidamada DANAB oo gudaha ugalay Villa Hargeysa… | Hal Sheegaha La Hubo

WAR DEG DEG: M/weyne Farmaajo oo soo farageliyay Xiisadda Xarunta Golaha Shacabka & Ciidamada DANAB oo gudaha ugalay Villa Hargeysa…

Warar hoose oo ay heleyso Watbaahinta halsheeg.com ayaa sheegaya in madaxweyne Farmaajo uu si deg deg ah usoo farageliyay arinta ka taagan maanta xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa.

Wararka soo baxaya ayaa tilmaamaya in Villa Somalia aysan ku qanacsaneyn ciidamadii badnaa ee maanta ay gudoomiyaasha baarlamaanka la tageen xarunta golaha shacabka.

Arintan ayaa qal qal gelisay amaanka magaalada Muqdisho iyadoo xiisadu ay umuuqatay mid dhiig ku daadan karo.

Warar kale ayaa sheegaya in madaxweynaha DFS uu ku amray Ciidamada Danab iney tagaan xarunta golaha shacabka oo ay halkaas la wareegaan.

Ciidamadan oo wata Gaadiidka dagaalka iyo baabuurta aysan xabaddu karin ayaa lasoo sheegayaa iney gaareen xarunta, waxaana amar soo siiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, sidaas waxaa soo sheegaya ilo wareedyo ku sugan Villa Hargeysa.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Danab ku amray in si nabad galyo oo dhiig aan ku daadan ay xarunta ula wareegaan laakiin waxaan la ogeyn natiijada ay kala kulmi karaan Ciidamada taageersan Jawaari oo xarunta kor iyo hoos ka saaran.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT