TOP NEW/DAAWO:- Jawaari iyo Muudey oo Militeri Cusub la yimid, Xiisadda Xarunta Golaha Shacabka iyo….

Xiisad xoogan ayaa ka taagan xarunta golaha shacabka, halkaas oo ay goordhow gaareen ciidamo aad u badan oo ay kala wataan Gudoomiye Jawaari iyo ku xigeenkiisa C/Raxmaan Muudey.

Ciidamada Gudoomiye Jawaari ayaa loo ogolaaday iney gudaha u galaan laakiin daqiqiiqado ka dib waxaa xarunta galay ciidamo militeri ah oo uu wato Muudey.

Wariyaasha ayaa loo diiday iney muuqaalo kale kasoo duubaan xarunta, iyadoo la joojiyay tabin toos ah oo ay wadeen qaar kamid ah Idaacadaha iyo TV-yada gudaha.

HOOS KA DAAWO MILITERIGII UGU BADNAA OO XARUNTA GALAYA:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT