Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
SIR:- Fahad Yaasiin Oo 46-Milyan Ku BixiyEy in la rido gudd. Jawaari & amar gacan ka hadal ah uu siiyey………….. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> SIR:- Fahad Yaasiin Oo 46-Milyan Ku BixiyEy in la rido gudd. Jawaari & amar gacan ka hadal ah uu siiyey………….. | Hal Sheegaha La Hubo

SIR:- Fahad Yaasiin Oo 46-Milyan Ku BixiyEy in la rido gudd. Jawaari & amar gacan ka hadal ah uu siiyey…………..

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin uu 46 Milyan oo Dollar Mareykanka ku qarash gareeyay in la rido Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Fahad Yaasiin oo xalay saqdii dhexe la kulmay qaar ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka ka wada Jawaari ayaa u sheegay in Mowqifkooda ay cadeeyaan oo hadii Jawaari iyo kooxdiisa wax ay soo dhoodhoobeen meesha ka dhacaan inay fal celin ka sameeyaan xitaa gacan ka hadal ha ahaatee.

Fahad ayaa la fahamsan yahay inuu ka baqayo guul daro kasoo gaarta kulanka maanta, iyadoo Lacago aad u badan uu ku bixiyay Xildhibaanada.

Si kastaba ha ahaatee waxaan la ogeyn sida xaalka uu noqon karo marka kulanka Golaha shacabka uu furmo ama waxaa suura gal in lagu guul dareysto inuu kulanka furmo fowdada iyo qalalaasaha laga baqayo awgeed.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT