Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Sanatar Muuse Suudi Oo Madaxda Ugu Sareysa Waddanka Ku Eedeeyay Inay Qaateen Laaluush | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Sanatar Muuse Suudi Oo Madaxda Ugu Sareysa Waddanka Ku Eedeeyay Inay Qaateen Laaluush | Hal Sheegaha La Hubo

Sanatar Muuse Suudi Oo Madaxda Ugu Sareysa Waddanka Ku Eedeeyay Inay Qaateen Laaluush

Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Golaha Aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa madaxda ugu sareysa ee dalka ku eedeyey In Laalush ka qaateen shirkadaha Duullimaadka ee dalka taana ay keento in shirkadaha lacago badan ka qaadan dadka shacabka ah.

Muuse; waxa uu tusaale u soo qaatay in shirkadaha daabulida xujayda xiliga Xajka ay saaraan lacago badan dadka xujayda ah, Ayana lacago badan ay kasii qaateen madaxda waxaana uu qeexay in hadda loo baahan yahay in la cirib tiro arrintaas

Muuse Suudi Yalaxow; waxa uu sheegay in inta aan la gaarin Xajka ama shirkadaha aysan sameyn duulimaadyado lagu soo rogo lacago badan taas oo keenta in shacabka ku dhibaatoodan.

Barlamaanka ayuu ugu baaqay in ay la xisaabtamaan dadkaa xiran shaarka dowlada ee shirkadaha laaluushka ka qaata.

Dhanka kale Muuse;waxaa uu eedeyn dusha uga tuuray Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo uu ku eedeeyay in wasiirradii ugu shaqada fiicnaa uu shaqada ka eryay iyaga oo howshooda wata.

Waxaa uu sheegay in Wasiirradaas ay wadeen arrimo wax looga qabanayo dhibaatada Xujeyda heysata hayeeshee uu Ra’isalwasaaraha xilka qaadis ku sameeyay.

Waxaa uu tusaale u soo qaatay Wasiirkii hore ee arrimaha Diinta iyo Awqaafta iyo Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda,kuwaas oo iyaga oo xuquuqda shacabka Soomaaliyeed ka shaqeynaya xilka laga qaaday.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT