Rasaas Lagu Kala Eryey Suxufiyiinta War Doonka Ka Ahaa Golaha Shacabka Iyo Xaaladda Oo…

Ciidamo Milatari ah, toosna uga soo baxay Villa Soomaaliya ayaa hadda waxay rasaas ku kala eryeen wariyeyaashii warka u raadsaday xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.

Qaar kamid ah wariyeyaasha gacanta ayaa loo qaaday oo dhibaato ayaa soo gaartay, kuwa kalena waa la kala buriyey, sidaad ku daawan kartaan muuqaalka tooska ah ee webka saaran.

Xildhibaannada ayaa sidoo kale loo diidey in ay la hadlaan saxaafadda, waxayna xaaladda u muuqataa mid adag.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT