Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Jawaari Oo Diiday Codsi Loo Diray Iyo AMISOM Oo La Filayo InaySoo… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Jawaari Oo Diiday Codsi Loo Diray Iyo AMISOM Oo La Filayo InaySoo… | Hal Sheegaha La Hubo

Jawaari Oo Diiday Codsi Loo Diray Iyo AMISOM Oo La Filayo InaySoo…

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaariayaa ku gacan seyray codsi uga yimid taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

Codsiga ayaa ahaa inuu ciidamada la socda ka saaro gudaha baarlamaanka iyo dhismaha, si xarunta Baarlamaanka ammaankeeda loo sugo, laakiin guddoomiye Jawaari ayaa ku adkeysatay inuu isagoo madax ka yahay xarunta Baarlamaanka.

Wararka ayaa sheegaya in talieyayasha ciidamada milateriga, Booliska, NISA iyo Asluubta ay dib uga laabteen xarunta Baarlamaanka, iyagoo la shiray madaxweynaha, waxaana wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in Taliyaha AMISOM laga warsugayo si uu xaaladda u soo dhex galo uguna qanciyo Jawaari inuu ciidamada taabacsan ka saaro Golaha.

Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay Baarlamaanka inta ciidamada laag saarayo xarunta, waxayna wararku sheegayaan in ciidamada taabacsan guddoomiye Jawaari iyo ku xigeenkiisa Mahad Cawad ay ka badan yihiin 20 askari oo aan ka mid ahayn ilaaladoodii hore.

Xildhibaannada ayaa bannnaanka Baarlamaanka weli ku sugan , waxaana taagan is mari waaga ka dhashay arrinta ciidamada hubeysan ee ku dhex jira Baarlamaanka iyo qaar saaran dhismaha.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT