Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wax Badan Ka Ogow Mooshinka Jawaari Iyo C/Weli Muudey Oo Bilaabay Qabanqaabada Shirka Arbacada | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wax Badan Ka Ogow Mooshinka Jawaari Iyo C/Weli Muudey Oo Bilaabay Qabanqaabada Shirka Arbacada | Hal Sheegaha La Hubo

Wax Badan Ka Ogow Mooshinka Jawaari Iyo C/Weli Muudey Oo Bilaabay Qabanqaabada Shirka Arbacada

Wararkii ugu danbeeyay ee Mooshinka laga wado guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in waanwaantii laga dhex waday labada dhinac ay ku soo dhammaatay natiijo la’aan, isla markaana kulankii la baajiyey Sabtidii la qaban doono Berri oo Arbaco ah.

Garabka xildhibaannada Mooshinka wada ee taageeraya xukuumadda, isla markaana taageerada ka heysta guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Ibraahim Muudey ayaa wada qabanqaabadii ugu danbeeyay ee shirka Arbacadda oo lagu wado in cod loogu qaado guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari).

Madaxweyne Farmaajo ayaa dadaalkiisii uu mira dhali waayey kadib markii guddoomiye Jawaari oo kulankii uu hore ula yeeshay madaxweyne Farmaajo ka balanqaaday inuu is casilayo uu dib uga laabtay arrintaasi, taasoo keentay in dib loogu laabto xaaladii lagu jiray.

Qaar ka mida xildhibaannada wada mooshinka Jawaari ayaa sheegay inay weli ka war sugayaan waanwaanta madaxweyne Farmaajo oo aanay dhammaan rajadii ay ka qabeen in arrinta xal laga gaaro.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT