Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
M/weyne Farmaajo oo Guddoomiye Jawaari u sheegay inuu Iscasilo (SABAB) | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> M/weyne Farmaajo oo Guddoomiye Jawaari u sheegay inuu Iscasilo (SABAB) | Hal Sheegaha La Hubo

M/weyne Farmaajo oo Guddoomiye Jawaari u sheegay inuu Iscasilo (SABAB)

Xog ay heshay warbaahinta Halsheeg.com ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu ka codsaday Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari inuu iscasilo.

Kulan ay si wadajir ah u qaateen Madaxweyne Farmaajo, Guddoomiye Jawaari iyo Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha shacabka Mahad Cabdella Cawad ayaa dood dheer ka dib lagu kala tagay caro iyo isfaham waa, taas oo sii kicineysa Xiisada taagan.

Guddoomiye Jawaari ayaa ku adkeystay inuu diyaar u yahay codka Xildhibaanada inuu ku baxo ama uu ku joogo wixii ka dheerna uusan aqbaleyn, isagoo Madaxweynaha u cadeeyay in sinna uusan isku casileyn.

Madaxweyne Farmaajo ayaa u sheegay Guddoomiyaha in xalka dalka lagu badbaadin karo uu yahay inuu xilka ka tago, si deg deg ahna Golaha Shacabka usoo doorto Guddoomiye bedela isaga.

Ugu dambeyn Xildhibaanada Mooshinka waday ayaa iyana la sheegay in aysan ka tanaasuleyn mowqifkooda, isla markaana ka go’an tahay in Mooshinka Jawaari ay horgeynayaan Baarlamaanka maalinta berri oo Arbaco ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT