Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Jen. Caanood  oo ku faanay  inay ka dileen 66-xubnood oo ka tirsanaa dagaalyahannada Shabaab | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Jen. Caanood  oo ku faanay  inay ka dileen 66-xubnood oo ka tirsanaa dagaalyahannada Shabaab | Hal Sheegaha La Hubo

Jen. Caanood  oo ku faanay  inay ka dileen 66-xubnood oo ka tirsanaa dagaalyahannada Shabaab

Abaandullaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi Cali Caanood oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in weerarkii maalin ka hor ka dhacay deegaanka Buula-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen ku dhawaad 66 xubnood oo ka tirsan sida uu hadalka u dhigay xooggii Al-shabaab ee weerarka soo qaaday.

Abaanduulaha ayaa sheegay in xooggaga weerarka soo qaaday wateen saddex gaari uu walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo mid ka mid ah siweyn ugu soo dhawaaday Albaabka hore ee saldhiga ciidamada halkaa oo uu ku qarxay.

‘’Saddex gaari ayeey ku soo weerar tageen mid ayaa ku qarxay Albaabka xerada, kaasoo firir aan badneyn gaarsiiyay afar askari oo ka tirsanaa ciidamadeena ayuu yiri’’ Abaanduulaha.

Laakiin taliska ciidamada Uganda ee weerarkan lagu qaaday ayaa sheegay in dagaalkaa ku dilay 22 dagaalyahan oo ka tirsanaa Al-shabaab, halka dhinacooda ay ka dhinteen Afar Askari.

Al-shabaab dhinacooda war ay ka soo saareen dagaalka Buula-Mareer ayeey ku sheegeen in ay ku dileen 59 Askari oo ka tirsanaa ciidamada AMISOM halka weerarkaa ay uga dhinteen 14 dagaalyahan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT