DAAWO:- Muxuu Ula Jeedaa Xildhibaan Fiqi Xaaladda Halista Ah Ee Dalka Ka Jirto?+FARIIN ADAG UU U DIRAY FARMAAJO

Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya looga baahan yahay inuu amar ku bixiyo in la joojiyo mooshinka laga wado Guddoomiye Jawaari.

Mudane Fiqi ayaa sheegay in xaalad ka qatarsan midii sabtidii la soo dhaafay ay hadda dareemayaan,wuxuuna tilmaamay in halista ay dareemayaan dab ku sii shideyso xaaladda taagan.

Sidoo kale,Xukuumadda Soomaaliya ayuu ku eedeeyay iney dooneyso iney la wareegto Awooda Guddoonka Baarlamaanka,balse iyaga ay hormuud u yihiin iney sharciga difaacaan.

Halkaan Hoose Ka Daawo Muuqaalkaā€¯-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT