Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wax Badan Ka Ogow Magacyada Taliyeyaal, Saraakiil Iyo Abwaan Al Shabaab Ahaa Oo Duqeyn Lagu Laayay | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wax Badan Ka Ogow Magacyada Taliyeyaal, Saraakiil Iyo Abwaan Al Shabaab Ahaa Oo Duqeyn Lagu Laayay | Hal Sheegaha La Hubo

Wax Badan Ka Ogow Magacyada Taliyeyaal, Saraakiil Iyo Abwaan Al Shabaab Ahaa Oo Duqeyn Lagu Laayay

Macluumaad dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeymo diyaaradeed oo xalay fiidkii iyo shalay gelinkii dambe ka dhacay Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Somaliya.

Duqeynta Gobolka Galgaduud ka dhacday, ayaa waxaa lala eegtay gaadiid ay saarnaayeen Saraakiil ka tirsan Al Shabaab oo maraayay nawaaxiga deegaanka Dac oo ku dhaw Magaalada Ceelbuur.

Duqeynta gaadiidka ayaa la sheegay in Saraakiil Shabaab iyo Abwaano Shabaab ka tirsanaa lagu dilay, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin Gobolka ka tirsan.

Sidoo kale isla nawaaxiga deegaanka Dac, waxaa xalay ka dhacday duqeyn kale oo lala eegtay Xero la sheegay inay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsanaa Al Shabaab.

Xerada la duqeeyay, ayaa la sheegay inay ku dhinteen Saraakiil Shabaab ka tirsan oo Ajaanib ah, inkastoo aanan la xaqiijin Karin arrintaasi.

Mursal Maxamed Xeefow oo ka tirsan Maamulkii Ahlu Sunna ee la midoobay Galmudug, ayaa Warbaahinta wuxuu sharaxaad ka siiyay Saraakiisha duqeymahaasi lagu dilay.

Xeefow, ayaa magacyada Saraakiisha Shabaabka ee lagu dilay duqeymahaasi kala duwan ee Galgaduud ka dhacay ku sheegay inay kala ahaayeen.

1:Cali Maxamed Waasuge Sarkaal Shabaab

2: Yuusuf Maxamed Dhagey Abwaan Shabaab ka tirsanaa

3:Calas Jaango’an, Taliyaha Xisbada Gobolka Galgaduud

4: Yacquub Guuleed, Taliyaha Jabhada deegaanka Ceel la helay

Duqeymahaan lala eegtay Saraakiisha Shabaab ayaa ku soo aadeysa, iyadoo maalintii shalay Shabaab ay weerareen deegaanka Buulo mareer Saldhig Ciidamada Amisom, halkaasi ay ku lahaayeen.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT