Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Mudane Muudeey Oo Shaqa Joojin Ku Sameeyay Xoghayaha Golaha Shacabka | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Mudane Muudeey Oo Shaqa Joojin Ku Sameeyay Xoghayaha Golaha Shacabka | Hal Sheegaha La Hubo

Mudane Muudeey Oo Shaqa Joojin Ku Sameeyay Xoghayaha Golaha Shacabka

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqa joojin KMG ah lagu sameeyey xogheyaha guud ee Golaha Shacabka Cabdi Kariin Xaaji Cabdi Buux.

Wareegtada oo ku taariikheysan 2-Bishan Apriil oo Maanta ku beegan ayaa waxaa lagu sheegay in Shaqa joojin KMG ah lagu sameeyey Xoghaye Buux iyada oo la amray in si KMG ah uu Shaqada u sii wado ku xigeenkiisa Maxamed Cabdullaahi Cabdi Ciyoow.

Sababta Shaqa joojinta ayaa waxaa lagu sheegay in Xoghaye Buux uu faraha la soo galay Arrimaha Siyaasadeed ee waqtigaan dalka ka jira sidaasna Shaqada looga joojiyey.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibraahim Muudeey.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT