Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
“Way Naga Go’an Tahay Dhameynta Khilaafka Mooshinka Jawaari Haddaan Nahay Madaxda Dalka”. Sidaas waxaa yiri M/weyne Farmaajo | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> “Way Naga Go’an Tahay Dhameynta Khilaafka Mooshinka Jawaari Haddaan Nahay Madaxda Dalka”. Sidaas waxaa yiri M/weyne Farmaajo | Hal Sheegaha La Hubo

“Way Naga Go’an Tahay Dhameynta Khilaafka Mooshinka Jawaari Haddaan Nahay Madaxda Dalka”. Sidaas waxaa yiri M/weyne Farmaajo

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa sheegay in kaalin weyn uu ka qaadan doono xal u helidda Khilaaf Siyaasadeedka ka dhex aloosan baarlamaanka Somalia.

Madaxweyne Farmaajo, ayaa sheegay in dowladiisa ay u taagan tahay keliya inay xal ku dhameyso wixii Isfahan ah, waxa uuna ballanqaaday inuu qaadan doono kaalintiisa.

Waxa uu Farmaajo tilmaamay inuu garwaaqsan yahay inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo xasiloonida dalka, balse ay sidoo kale muhiim tahay in laga fogaado wax waliba oo dhib ku ah sharciga dalka.

Guddoonka baarlamaanka iyo Xildhibaanada ayuu sheegay inuu kala shaqeyn doono sida ay isaga soo dhawaan lahaayen halka ay iminka kala taagan yihiin.

Waxa uu intaa raaciyay inuu soo dhaweyn doono isbedelka ku imaankara Xildhibaanada ku kala aragtida duwan mooshinka, waxa uuna carab dhabay in wakhti badan uu siin doono xalinta Khilaafka.

Talaabadan ayaa imaaneysa xili qeyla dhaan laga muujiyay khilaafka Guddoonka baarlamaanka iyo Xildhibaanada oo gaaray heer digniino laga muujiyay gacan ka hadal ka dhasha khilaafka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT