Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Soomaali Lagu Xiray Canada Iyo Eedeyn Loo Jeediyay Ciidamada Ammaanka | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Soomaali Lagu Xiray Canada Iyo Eedeyn Loo Jeediyay Ciidamada Ammaanka | Hal Sheegaha La Hubo

Soomaali Lagu Xiray Canada Iyo Eedeyn Loo Jeediyay Ciidamada Ammaanka

Laba wiil oo Soomaali ah iyo mid kale oo ajnabi ah ayaa lagu xiray magaalada Toronta ee dalka Canada kuwaas oo lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen dil ka dhacay magaaladaasi.

Ciidamada Booliiska ee dalka Canada ayaa bilaabay 16-kii bishii March ee aan ka soo gudubnay in ay dad u qabtaan dil loo geystay gabar u dhalatay wadankaasi.

Mid ka mid ah labada wiil ee Soomaalida ah ayaa dacwad oogayaasha waxay sheegeen in uu waday Gaarigii lagu fuliyay dilkaasi, maxkamadna la soo taagi doono bartamaha bishaan Abril inta ka horeysana ay keeni doonaan cadeymaha eedeeymahaasi.

Soomaalida ku nool dalka Canada ayaa dhaliilsan dacwad oogayaasha iyo laamaha amaanka ee dalkaasi kuwaad oo ay ku eedeeyeen in ay si daacad ah ugu shaqeynin Soomaalida Canada ku dhaqan.

Sikastaba ha`ahaatee laamaha amaanka ee dalka Canada ayaa iska fogeeyay eedeeymahaasi waxayna sheegeen in muwaadiniinta Soomaaliyeed ay yihiin kuwoo sharciga aan garab siinin, ayna badalkeeda yihiin kuwoo caawiya dambiilayaasha.

Isla shaqeyn iyo isfaham la`aan ayaa marar badan waxay sababtay in muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada in ay la kulmaan dhibaatooyin kala duwan oo loo aaneynaayo arimahaasi.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT