Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
R/W Kheyre Oo Shuruud Adag Ku Xiray Wadahadal Uu La Yeesho Guddoomiye Jawaari, Sheegayna In Mooshin Laga Keeni Karin Muddo…….. | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> R/W Kheyre Oo Shuruud Adag Ku Xiray Wadahadal Uu La Yeesho Guddoomiye Jawaari, Sheegayna In Mooshin Laga Keeni Karin Muddo…….. | Hal Sheegaha La Hubo

R/W Kheyre Oo Shuruud Adag Ku Xiray Wadahadal Uu La Yeesho Guddoomiye Jawaari, Sheegayna In Mooshin Laga Keeni Karin Muddo……..

Warbahinta halsheeg.com xog ay heshay waxay sheegeysaa in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya uu la yimid Shuruud adag hadii wada hadal xiisada lagu qaboojinaayo uu la galayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Xasan Cali Kheyre ayaa aqbalay inuu wada hadal fool ka fool la yeesho Guddoomiye Jawaari laakiin wuxuu ku xiray Shuruud ah in aan mudo Lix Bilood ah wax Mooshin ah laga keeni Karin Xukuumadiisa Mooshinka hada yaalanaya la burburiyo.

Xasan Cali Kheyre ayaa la kulmay Guddi Xildhibaano oo Madaxweynaha Soomaaliya kala shaqeynaya xalinta Khilaafka taagan waxayna ka madax banaan yihiin Xildhibaanada Mooshinka wada iyo kuwa Difaacaya Jawaari.

Go’aankan adag uu hor dhigay Kheyre guddigii uu la kulmay ayaa la ogeyn natiijada ka dhalan karta, walow Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu sheegay inuu isaga bilaa shuruud diyaar u yahay wada hadal uu la galo Xukuumadda.

Sidoo kale waxaa la war sugayaa go’aanka uu qaadan doono Madaxweyne Farmaajo oo aad ula yaabi doona shuruud adag ee Kheyre.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT