Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Midkee Ayuu M/Weyne Farmaajo Door Bidayaa Haddii Xilka Laga Qaadayo R/W Kheyre Iyo Guddoomiye Jawaari? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Midkee Ayuu M/Weyne Farmaajo Door Bidayaa Haddii Xilka Laga Qaadayo R/W Kheyre Iyo Guddoomiye Jawaari? | Hal Sheegaha La Hubo

Midkee Ayuu M/Weyne Farmaajo Door Bidayaa Haddii Xilka Laga Qaadayo R/W Kheyre Iyo Guddoomiye Jawaari?

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka dalka isla markaana taageersan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan jawaari ayaa oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu arkay inuu fashilmi rabo Mooshinka lagu doonayo in xilka looga qaado Guddoomiye Jawaari sidaa darteedna uu hada fara galin kusoo sameeyay Khilaafka jira.

Xildhibaanadan ayaa sheegay hadii Madaxweynaha Soomaaliya la hordhigo in xilka laga qaado Kheyre iyo Jawaari Midkood inuu dooran lahaa Jawaari, sababtoo ah wax badan oo siyaasada ka mid ah ayay isku diidan yihiin ayay sheegeen Xildhibaanada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa cadeeyay inay ka go’an tahay xal u helida Khilaafka golaha shacabka oo Mooshinka Jawaari uu sababay, iyadoo Xukuumadda uu hogaamiyo Kheyre ay wado mooshinkan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT