Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DEG DEG:- Boorsooyin Lacag Ah Oo Muqdisho Harqiyey Si Looga Horatgo Mooshinka Looga Soo Horjeedo Jawaari | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DEG DEG:- Boorsooyin Lacag Ah Oo Muqdisho Harqiyey Si Looga Horatgo Mooshinka Looga Soo Horjeedo Jawaari | Hal Sheegaha La Hubo

DEG DEG:- Boorsooyin Lacag Ah Oo Muqdisho Harqiyey Si Looga Horatgo Mooshinka Looga Soo Horjeedo Jawaari

Xog hoose oo ay helshay warbaahinta halsheeg.com ayaa sheegaya in ganacsatada ugu caansan caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho ay u midoobeen sidii ay u difaaci lahaayeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Ganacsatadan oo qaarkood ay Baarlamaanka Federaalka ku jiraan ayaa isku raacay inay maalgalinayaan qorshihii lagu fashilin lahaa Mooshinka Golaha Shacabka u qabanayo Guddoomiye Jawaari.

Ganacsatadan ayaa qaarkood ah Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka, waxay ganacsigooda iyo dhaqaalahooda ku ilaashadaan kursiga ay beeshooda ku matalaan.

Guddoomiye Jawaari ayaa lagu xantaa inuu xusul duub iyo olole xoog leh u galo sidii ganacsatada caan ka ah ee Xildhibaanada ku jira aan kurisigooda loogu waayin, wuxuuna dhowr jeer ka hortagay shaqsiyaad kale oo beeshooda ku bedelan rabeen.

Ganacsatadan ayaa qaarkood waxaa dekada Muqdisho kaga soo degta badeecado kala duwan, waxayna kurisga Xildhibaanimadooda ku bixiyaan lacago aad u badan oo la siiyo Waxgaradka, Nabadoonada beesha iyo Guddoomiye Jawaari oo kulamada baarlamaanka o ay soo xaadiri waayaan iyo waxyaabaha kale ee lagu qabsado ka xaliya.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT