Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Xiisadda U Dhaxeysa Xulufada Dalalka Ingiriiska & Ruushka Oo Cirka Gashay (60-Diblumaasi Oo Ruushka Laga (Eryay) | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Xiisadda U Dhaxeysa Xulufada Dalalka Ingiriiska & Ruushka Oo Cirka Gashay (60-Diblumaasi Oo Ruushka Laga (Eryay) | Hal Sheegaha La Hubo

Xiisadda U Dhaxeysa Xulufada Dalalka Ingiriiska & Ruushka Oo Cirka Gashay (60-Diblumaasi Oo Ruushka Laga (Eryay)

Dowladda Ruushka ayaa dalkeeda ka saartay diblomaasiyiin ka badan 60 kuwaas oo u kala dhashay 23 dal kuwaas oo Mareykanka iyo Yurub isugu jira.

Arrintan waxaa uu Ruushku ku sifeeyay aargoosi waxaana ay tani jawaab u tahay go’aanno sidan oo kale ah oo ay horay ugu dhaqaaqeen in ka badan 25 dal oo caalamka ah kuwaas oo ceyriyay diblomaasiyiin u dhashay Ruushka oo 110 diblomaasi gaaraya.

Arrintan waxaa ay daba socotaa go’aanka dowladda UK ay ku ceyrisay diblomaasiyiinta u dhashay Ruushka sidoo kalena ay dalal ay saaxiibo yihiin ku raaceen Ingiriiska.

Dowladda Ruushka waxaa ay sidoo kale ruqsaddii kala noqotay Qunsuliyadda Mareykanka ee Magaalada ST Petersburg,waxaa ay sidoo kale Moscow u yeertay Danjiraha Mareykanka ee Ruushka Jon Huntsman.

Dowladda Ruushka ayaa beenisay eedeynta la xiriirta sumeynta Muwaaddin u dhashay Dalalka Ruushka iyo Ingiriiska oo labada dalba sirdoon u ahaa kaas oo la sumeeyay isaga iyo Gabar uu dhalay.

Waxaana Waddamada raacay UK uu Ruushka uha digay in ay ka dabageeyaan dalka Ruushka,aqalka Krimiline ee Baarlamaanka Ruushka ayaa sheegay in dowladda Ruushka aysan cidina col ku ahayn haddii laga daba geeyana ay is difaaceyso.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT