Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
SIR CULUS:- Yaa Bixiya Lacagta Uu Kheyre Ku Kala Wado Mooshinka Ka Dhanka Ah Guddoomiye Jawaari? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> SIR CULUS:- Yaa Bixiya Lacagta Uu Kheyre Ku Kala Wado Mooshinka Ka Dhanka Ah Guddoomiye Jawaari? | Hal Sheegaha La Hubo

SIR CULUS:- Yaa Bixiya Lacagta Uu Kheyre Ku Kala Wado Mooshinka Ka Dhanka Ah Guddoomiye Jawaari?

Dad badan ayaa qaba su’aasha aynu ciwaanka uga dhignay xogtaan hoose ee aan helnay, taasi oo ku saabsan cidda bixisa lacagaha ku baxaya mooshinka ka dhanka ah guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Baaritaanno dheeraad ah oo aan sameennay ayaan ku ogaannay in lacagtaan laga bixiyo gobolka Banaadir, islamarkaana maalin walbo canshuuraha la qaado iyo sidoo kale qasnadda gobolka wixii ku jiray lagu fangareynayo mooshinka Jawaari.

Ilo ku dhow duqa Muqdisho ayaa inoo xaqiijiyey in habeen walbo kulan xasaasi ah wada yeesheen Ra’iisul wasaare Kheyre, islamarkaana lacagta dhanka gobolka laga bixiyo.

Lacagahan waxaa amra Ra’iisul wasaaraha, Yariisowna waa uu fuliyaa oo war kama geliyo bixintooda, waana midda keentay in xilkaan loo magacaabo.

Shaqaalaha gobolka Mushaar ma aanay qaadan tan iyo intii uu yimid Yariisow, haba ugu darnaataa bishan uu socod mooshinka oo shaqaaluhu rajo ka lahaayeen iney xaqooda helaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT