Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
R/W Kheyre Oo Ka Xanaaqay Go’aanka Farmaajo Uu Ku Baajiyay Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> R/W Kheyre Oo Ka Xanaaqay Go’aanka Farmaajo Uu Ku Baajiyay Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka | Hal Sheegaha La Hubo

R/W Kheyre Oo Ka Xanaaqay Go’aanka Farmaajo Uu Ku Baajiyay Kulankii Maanta Ee Golaha Shacabka

Warar hoose oo ay heleyso Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu ka xumaaday Go’aanka uu kaligii ku joojiyay kulankii Golaha shacabka Maanta Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Tallaabadan uu qaaday Madaxweyne Farmaajo ayaa loo arkaa mid lagu baajinayo qalalaase iyo fowdo ka dhex bilowda Baarlamaanka, haddii uu kulanka furmo, waxaana tan iyo xalay soo baxayay hadalo dhiilo ah oo labada dhinac ay hawada isku marinayeen.

Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa ilo ku dhow xafiiskiisa ay sheegeen inuu ka carooday go’aanka Madaxweynaha, isagoona la filayo inuu la kulmo Xildhibaanada mooshinka ka wada Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Kheyre ayaa cadeeyay inuusan ogolaan doonin wada hadal uu soo bandhigo Madaxweynaha Soomaaliya, isagoona sheegay in mar kale uusan hor fariisaneyn Guddoomiye Jawaari oo dhowr jeer ay wada hadleen fashil ku dhamaaday.

Madaxweyne Farmaajo oo aan wali ka hadlin xiisada ka dhex bilaabatay Golaha Shacabka ayaa haatan u muuqda mid ku soo baxay oo soo farageliyay xaalada cirka isku shareertay., kaddib baaqyo kala duwan oo ka soo baxay siyaasiyiinta iyo Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo ku taliyay in xaalada la dejiyo, loona tanaasulo danta dalka.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT