Muxuu Mudane Mahad Cawad Ku Eedeeyey Madaxweyne Farmaajo?

Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo goor dhaw oo caawa ah shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu gabay xilkii ka saarnaa kala madaxbannaanida hay’addaha sharciga.

Akhriso War-sasxaafadeedka guddoonka Golaha Shacabka:


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT