Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Gudoomiyaha BFS oo u muuqda inuu Beddelay Mowqifkiisa Dagaalka Kheyre & Rajo soo Baxday | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Gudoomiyaha BFS oo u muuqda inuu Beddelay Mowqifkiisa Dagaalka Kheyre & Rajo soo Baxday | Hal Sheegaha La Hubo

Gudoomiyaha BFS oo u muuqda inuu Beddelay Mowqifkiisa Dagaalka Kheyre & Rajo soo Baxday

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo la hadlay Warbaahinta ayaa rajo ka muujiyay wada hadal lagu dhameeyo Khilaafka ka dhex taagan Golaha Shacabka iyo Xukuumadda.

Wuxuu sheegay Guddoomiye Jawaari in isaga iyo labadiisa ku xigeen ay la kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya, islamarkaana ay ku heshiiyeen in kulanka maanta la baajiyo.

Guddomiye Jawaari ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu ka codsaday in la baajiyo kulanka, maadaama ay jirto kala aragti duwanaan ka dhex jirta Xildhibaanada.

Sidoo kale wuxuu muujiyay inuu bedelay mowqifkiisa dagaalka uu kula jiray Ra’iisul wasaare Kheyre, isagoo rajo ka muujiyay in la dhameyn doono Khilaafka ka dhex taagan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatay Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo maalmihii lasoo dhaafay uu khilaaf ka dhex taagnaa.

Madaxweynaha ayaa kala hadlay Guddoonka sidii loo hakin lahaa Khilaafka xooggan ee ka dhex taagan Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Kulanka Madaxweynaha uu qaatay Guddoonka Baarlamaanka ayaa sidoo kale waxaa joogay Guddoonka Aqalka Sare.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT