Guddoomiye Jawaari Oo Warbaahinta La Hadlay, Isagoo Cadeeyey In Uu…

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goor dhow saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho, wuxuuna faah faahiyey ugu horreyn kulanka uu la yeeshay Madaxweyne Farmaajo.

Hadalka Jawaari waxaa ka muuqday dhanka kale in uu wadahadal ogol yahay, haatanna ay bilowdeen in la wadahadlo.
Sidoo kale, Jawaari ayaa ugu baaqay xildhibaannada golaha shacabka iney ilaaliyaan midnimadooda, kana fogaadaan wax walbo oo dhib keenaya.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT