Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DHAGEYSO:- “M/weyne Farmaajo Wuxuu Gaashaandhigga u degay inuu Waddanka Xoog ku qabsado” Waxa Sidaas Yari… | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DHAGEYSO:- “M/weyne Farmaajo Wuxuu Gaashaandhigga u degay inuu Waddanka Xoog ku qabsado” Waxa Sidaas Yari… | Hal Sheegaha La Hubo

DHAGEYSO:- “M/weyne Farmaajo Wuxuu Gaashaandhigga u degay inuu Waddanka Xoog ku qabsado” Waxa Sidaas Yari…

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa weerarka dhinaca afka ah waxa uu ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Shaqooyinkiisii u wareejiyey Xarunta Gaashaandhigga Soomaliya.

Xildhibaan Fiqi ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo uusan ilaa iyo hadda soo dhex gelin khilaafka ka dhexjira Golaha Shacabka,isla markaana uu yahay qof wax ka og.

“Runtii mudo 20 maalmood ku dhawaad ayuu khilaafkaan jiraa madaxweynuhu waa nin aaminsan xoog iyo inqilaab,waxa la rabay in uu khilaafkaan ku soo baxo hadii uusan ku soo bixin wuxuu ku jiraa kaambeyn waan is ognahay,wuxuuna Gaashaandhiigga u degay in uu dalkan xoog ku qabsado ayuu yiri Fiqi”

Waxa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu khilaafka dalka ka jiray uu la saftay xukuumadda,isaga oo sheegay in Sanadkii 2010,kii khialafkaan oo kale uu dhacay balse madaxweynihii xiligaas joogay uu si hoose wax u xaliyey laakin madaxweyne Farmaajo haatan waxa dalka ka socda uu raali ka yahay sida uu hadalka u dhigay.

Xiisada ka dhalatay mooshinkii laga gudbiyey gudoomiye Jawaari ayaa circa isku sii shareertay,waxana haatan lagu balan san yahay in Maalinta Sabtida ah uu kulanka Baarlaamanka furmo,waxana kulankaas iskuheysta in ay shir gudoomiyaan Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo kuxigeenkiisa 1aad Cabduweli Sheekh ibraahim Muudeey.

HALKAAN HOOS KA DHAGEYSO XILDHIBAAN AXMED MACALIN FIQI

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT