Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Shabab oo shaaciyay magaca iyo Qabiilka Ninkii isku qarixyay Sayidka | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Shabab oo shaaciyay magaca iyo Qabiilka Ninkii isku qarixyay Sayidka | Hal Sheegaha La Hubo

Shabab oo shaaciyay magaca iyo Qabiilka Ninkii isku qarixyay Sayidka

Xarakada Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Magaca iyo Qabiilka Ninkii isku qarxiyay weerarkii Isgoyska Sayidka ee Axaddii la soo dhaafay.

Ninka weerargaas geystay ayey Al-shabaab Magaciisa ku sheegeen Cali Xasan C/Raxmaan Khaalid kaas oo ka soo jeeda Beesha Boqol Hore ee degta Gobollada Baay iyo Bakool.

Idaacadda Al-shabaab ee Andalus ayaa waxaa ay baahisay wareysi ay ka qaadday Ninkaas ka hor inta uusan isqarxin,waxaana uu Wareysigaas kaga sheekeeyay sida uu u arko falka uu ku dhaqaaqayo.

Al-shabaab ayaa sidan oo kale dhowr jeer soo bandhigtay Magacyada iyo Qabiillada xubnaha ka tirsan ee fuliya weerarrada isqarxinta ah ama kuwa lagu galo Hoteellada iyo Xarumaha dowladda Federaalka ah.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT