DEG DEG:- Dagaal Xooggan Oo Ka Socda Deegaano Hoos Taga Gobolka Hiiraan

Wararka saakay inaga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in dagaal xooggan uu ka soconayo deegaan ku dhow degmada Maxaas ee gobolkaasi.

Dagaalkan ayaa u dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada xoogga dalka, iyadoo uu bilowday kadib markii Al-shabaabay soo qaadeen weerar xooggan.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan, waxaana lasoo sheegayaa in Labada dhinac isku adeegsanayaan hub aad u xooggan.
Isbuucii la soo dhaafay waxaa ka socday Gobolka Hiiraan dagaal u dhaxeeya Ciidaanka DFS iyo dagaal-yahannada Shabaab oo in muddo ah ka talinayey goobaha ay dagaalada ka socdaan iminka.


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT