Bad News:- Muqdisho Oo Saakay Jawi Bedalan Iyo Xildhibaannada Daneystayaasha Ah Oo Billaabay Inay…

Muqdisho ayaa saakay waxaa aad u bedalan jawigii siyaasadeed ee ku jirtay iyadoo ay socdaan kulamo xasaasi ah oo soconaya, islamarkaana ay leeyihiin xildhibaannada golaha shacabka.

Kadib markii xildhibaanno ay sheegeen inuu buray mooshinkii laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka ayaa waxaa isa soo taraya kulamada ka soconaya magaalada Muqdisho.

Waxaa muuqaneysa iney is diyaarinayaan xildhibaannadii kale ee fodada waday, si iyaguna ay u sheegaan in weli mooshinka uu nool yahay.
Waxaa ayaan darro ah in xildhibaanadii loo idmay inay samata bixyaan shacabkooda dhibaatesyan ay maanta shaqa ka dhigteen inay Moosin ku mashquulaan tiiyoo dalka dalal isju haystaan.

Halsheeg Online

Xafiiska Wararka Muqdisho-Soomaaliya

Halsheeg@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT