Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
R/W Kheyre oo ka Cabsi qaba in Khilaafka kala dhaxeeya Jawaari laga Faa’iideysto | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> R/W Kheyre oo ka Cabsi qaba in Khilaafka kala dhaxeeya Jawaari laga Faa’iideysto | Hal Sheegaha La Hubo

R/W Kheyre oo ka Cabsi qaba in Khilaafka kala dhaxeeya Jawaari laga Faa’iideysto

Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa markii ugu horeysay daboolka ka qaaday inuu jiro Khilaaf Siyaasadeed buuran oo ka dhextaagan Hoggaanka iyo Xildhibaanada baarlamaanka.

Ra’isul wasaare Kheyre waxa uu sheegay in Khilaafyada jira ay ku macaashayaan shaqsiyaad gaara oo doonaaya inay dalka ka geystaan Qaraxyo iyo dilalka.

Kheyre, waxa uu tilmaamay in Khilaafka jira ay si dhow uga faa’iideystaan Qaswadayaasha Al ­Shabaab oo uu sheegay inaanu jirin cadow ka halis badan, waxa uuna intaa ku daray inay jiraan shaqsiyaad kale oo nafis u arka inay is khilaafan Madaxda dalka.

‘’Wey iska cadahay in Khilaafka jira ay ka faa’iideysanayaan Qaswadayaasha al­Shabaab iyo shaqsiyaad leh dano Siyaasadeed oo uu sheegay inay Shabaab kaga egyihiin dhanka qarbudaada’’

Ra’isul wasaare Kheyre waxa uu tilmaamay inay muhiim tahay in si wada jira looga hortago Khilaafyada ka dhex curta madaxda dalka, waxa uuna ku baaqay in khilaaf la’aanta ay horseedeyso amniga iyo kala danbeyn.

Kheyre waxa uu sidoo kale sheegay in madaxda dowladda iyo kuwa Maamul goboleedyada dalka looga baahan yahay in ay ka fikiraan ka hortaga hal arrin oo ah in hadii uu khilaaf yimaado ay ka faa’iideestaan Cadawga.

Sidoo kale, waxa uu sheegay inay muhiim tahay in laga shaqeeyo amniga maadaama hadii Muqdisho ay amni noqoto gobolada kale ay amni noqonayaan,waxa uuna ugu baaqay Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyan dib u heshiisiinta dalka Hadalka Ra’isul wasaare Xasan Cali kheyre ayaa ku soo aadaya xili uu khilaaf ka dhexjiro Guddoonka Golaha Shacabka kaas oo curyaamiyay Shaqadii dowladda.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT