Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxay Tahay Sababta Uu U Baaqday Shirkii Golaha Ammaanka Qaranka Ee Maanta Baydhabo Lagu Balansanaa? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxay Tahay Sababta Uu U Baaqday Shirkii Golaha Ammaanka Qaranka Ee Maanta Baydhabo Lagu Balansanaa? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxay Tahay Sababta Uu U Baaqday Shirkii Golaha Ammaanka Qaranka Ee Maanta Baydhabo Lagu Balansanaa?

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta lagu madalsanaa in uu ka dhaco magaalada Baydhabo ee koonfur galbeed ayaa u baaqday sababo aan la shaacin.

Wasiirka warfaafinta dowlad goboleedka Koonfur galbeed Xasan Cabdi Maxamed ayaa yiri “Shirka amniga qaranka wuu baaqday, dib ayuu dhacay, laakin faah faahin kuma siin karo”.

Golaha Amniga Qaranka ayaa war muriyeed ka soo baxay kulankoodii Lixaad ku yeeshay magaalada Muqdisho, 6-10 Feebaraayo 2018 ku shaaciyay

“Madaxda qaranku waxay isku raaceen in shirka soo socda lagu qabto magaalada Baydhabo 28-ka bisha Maarso, 2018 loogana heshiiyo qaybsiga khayraadka oo dhammaystiran, iyo hannaanka doorasho ee uu dalku qaadanayo sannadka 2020-ka”.

Madaxda qaranku isla shirkaasi waxaa kale oo ay isku raaceen in la dardar geliyo go’aan ka gaarista arriaha masiiriga ah ee horyaalla sida, awood qaybsiga, hannaanka garsoorka federaaliga ah, midaynta hannaanka dakhliga, nidaamka dawladeed ee dalku yeelanayo iyo maqaamka caasimadda Muqdisho.

Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yarey” oo ah guddoomiyaha guddiga madaxabannaan oo doorashooyinka qaranka oo maanta ay aheyd in ay gudbiso nooca doorasho ee 2020-ka ayaa sheegtay in aaney ogeyn sababta shirka u baaqday balse dhankeeda ay diyaar aheyd.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT