Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Maxaa Sabay Inuu Baaqdo Shirkii Golaha Amniga Qaranka Ee Ka Dhici Lahaa Beydhabo? | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Maxaa Sabay Inuu Baaqdo Shirkii Golaha Amniga Qaranka Ee Ka Dhici Lahaa Beydhabo? | Hal Sheegaha La Hubo

Maxaa Sabay Inuu Baaqdo Shirkii Golaha Amniga Qaranka Ee Ka Dhici Lahaa Beydhabo?

Kulankii Golaha Amniga Qaranka ee lagu waday in maanta oo taariikhdu tahay 28 bisha Maarso ka dhaco magaalada Baydhabo ayaa baaqday, waxaana la leeyahay baaqashada shirka waxaa qeyb ka ah khilaafka siyaasadeed ee ka dhax taagan hay’addaha dowladda.

Sshirkii u dambeeyay ee Golaha Amniga Qaranka ee ka dhacay bishii February magaalada Muqdisho waxaa lagu balamay in shirka soo socda uu ka dhaco Baydhabo, lagana wada hadlo Qeybsiga kheyraadka iyo hanaanka doorasho ee uu dalka qaadanayo sanadka 2020.

Khilaafka siyaasadeed ee uu dalka galay ayaa curyaamiyay dhamaan howlihii hey’adaha dowladda, iyadoo xubnaha Golaha Wasiirada ay si toos ugu lug yeesheen khilaafka, markii ay ka soo muuqdeen shirarka iyo abaabulada mooshinka ka dhanka ah gudoomiye Jawaari.

Marka laga soo tago shirka Baydhabo waxaa jiray shir kale oo ay yeelan lahaayeen Madaxda dowlad goboleedyada ee ku bahoobay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo isna ka dhici lahaa 20-kii bishan magaalada Garoowe, kaasoo isna loo aaneynayo inuu u baaqday qalalaasaha siyaasadeed ee ka dhashay mooshinka guddoomiye Jawaari.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT