Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Golaha Ammaanka oo waqti kordhin u sameeyay xafiiska UNSOM ee dalka Soomaaliya | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Golaha Ammaanka oo waqti kordhin u sameeyay xafiiska UNSOM ee dalka Soomaaliya | Hal Sheegaha La Hubo

Golaha Ammaanka oo waqti kordhin u sameeyay xafiiska UNSOM ee dalka Soomaaliya

Golaha Amaanka ee Q/Midoobay ayaa Talaadadii shalay meel mariyay Qaraar waqtiga loogu kordhiyaya Xafiiska QM ee Soomaaliya oo la gaarsiiyay illaa 31-ka March 2019.

Goluhu waxaa uu isla gartay muhiimadda taaageeradda howlgalka UNSOM Soomaaliya, gaaar ahaan taageridda dadaaladda Nabadda ee Dowlada Faderalka ah ee Soomaaliya iyo Nidaamka Dib u Hishiisiinta, sida lagu sheegay Qaraarka oo ay soo jeedintiisa iska lahayd Boqortooyadda UK.

QM waxay sidoo kale ku celisay Xushmadda ay u heeyso Madaxbanaanidda, dhuleed iyo Siyaasadeed iyo midnimadda Soomaaliya, Qaraarka Q/Midoobay ayaa sidoo kale ku baaqay in laga hortago wax kasta oo xasarad gobolka ka Abuuri kara iyo muranka hoos u dhaca ku keeni kara Soomaaliya.

Xafiiska UMSOM waxaa la aasaasay 3dii Jun 2013 kii, waxaana lagu asaasay Qaraar labmarkiisu ahaa 2,102, ujeedaduna waxay ahayd in uu Caawiyo Dowladda Faderalka ah ee Soomaaliya.

Waqtiga Xafiiska UNSOM wuxuu ku ekaa 31 Bishaan, waxaase uu sii shaqayn doonaa illa iyo 31 ka March 2019, sida uu ogolaaanayo Qaraarka Golaha amaanka ee Q/Midoobay oo tirsigiisu yahay 2408.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT