C/raxman C/shakur oo Su’aal Adag ka keenay Kullanka Madaxda Qaranka ee Maanta lagu Balansanaa Baydhabo?

 

Siyaasiga Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ah shaqsiga ugu badan ee inta badan dowlada ku weerara khaladaadkeeda isagoo isticmaalaya Warbaahinta Bulshada iyo mida gaarka loo leeyahay ayaa su’aal ka keenay halka uu ku dambeeyay Shirkii Madaxda Qaranka iyo Madaxweyneyaasha Maamul Gobaleedyada ee lagu balansanaa inuu Maanta ka dhaco magaalada baydhabo.

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Madaxda dalka ay kaga arinsadaan xaalidihii ugu dambeeyay dalka ayaa waxaa saameyn xoogan ku yeeshay Khalalaasaha siyaasadeed ee ka dhex taagan Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xukuumadda Kheyre.

Mooshinkan laga keenay Guddoomiye Jawaari ayaa gabi ahaanba saameyn fool xun ku yeeshay shaqadii dowlada dhinaca kasta iyo goor kasta, waxaana Siyaasiga Cabdi raxmaan Cabdi Shakuur uu ku taliyay in isu Tanaasul lagu dhameeyo caqabadaha jira, waxaana war uu kusoo qoray Bartiisa Facebook uu u dhignaa sidan:-


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISEMENT