Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
DHAGEYSO:- R/Wasaare Kheyre oo Xilal u Balanqaaday Xildhibaanadda si ay u ridaan Mudane Jawaari | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> DHAGEYSO:- R/Wasaare Kheyre oo Xilal u Balanqaaday Xildhibaanadda si ay u ridaan Mudane Jawaari | Hal Sheegaha La Hubo

DHAGEYSO:- R/Wasaare Kheyre oo Xilal u Balanqaaday Xildhibaanadda si ay u ridaan Mudane Jawaari

Xukumada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay wado dadaaladii ugu dambeeyay ee ku aadan sidii Xilka looga tuuri lahaaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, oo Xildhibaanno ka tirsan Golaha ay Mooshin ka gudbiyeen.

Maalmihii dambe ayaa waxaa sii xoogeysanayay khilaafka u dhaxeeya Hay`adaha Sharci dajinta iyo Fulinta, taas oo hadda la tilmaamayo in hay`ada fulinta ay waddo balanqaadyo ay u fidineyso qaar ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya, si meesha looga saaro Gudoomiye Jawaari.

Xildhibaan Daahir Cabdi Cabdulaahi oo loo yaqaano Dr.Go, kana tirsan xubnaha Golaha Shacabka ayaa xukumada fedraalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay wadaan dadaalo ay ku doonayaan in ay ku soo jiitaan xildhibaanada isla markaana ay bixinayaan balanqaadyo ku aadan xilal iyo lacago.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka:-

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT