Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/guide.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 18

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/showcase.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 37

Warning: include(/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php): failed to open stream: No such file or directory in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: include(): Failed opening '/home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/menu/support.php' for inclusion (include_path='.:/opt/cpanel/ea-php56/root/usr/share/pear') in /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php on line 47

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/sadaq/public_html/wp-content/themes/kalafogetheme/assets/functions/adminmenu.php:18) in /home/sadaq/public_html/wp-content/plugins/post-views-counter/includes/counter.php on line 276
Wax Badan Ka Ogow Qarax Qasaare Geystay Oo Saaka Ka Dhacay Magalada Muqdisho | <link rel="pingback" href="http://www.halsheeg.com/xmlrpc.php" /> Wax Badan Ka Ogow Qarax Qasaare Geystay Oo Saaka Ka Dhacay Magalada Muqdisho | Hal Sheegaha La Hubo

Wax Badan Ka Ogow Qarax Qasaare Geystay Oo Saaka Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqadisho ayaa sheegay inuu qarax miino ka dhacay Xaafadda Oodweyne ee degmada Dayniile, Gobollka Banaadir.

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka la geliyo ayaa la dhigay goob gaadiidka laga raro oo lagu magacaabo (Kala wareegga) oo ay isku dhafaan baabuurta BL-ka ee ka dhex shaqeysa Deyniile Oodweyne iyo Bakaaraha.

p>Dadka degaanka ayaa sheegay in labo qof oo midkood skari yahay ay ku dhinteen qaraxa, iyadoo ay dhaawacyo kasoo gaareen dhowr qof oo kale. Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxu lala beegsaday dhashay gaari yar oo nooca raaxada ah CARIB oo goobtaasi marayey.

Dhinaca kale qarax kale oo miino ayaa iska ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan jidka Warshadaha, iyadoo aan la soo sheegin qasaare uu geystay qaraxan.

Ciidamada amniga ayaa tegay goobta qaraxu ka dhacay, waxaana la xiray isu socodka dadka iyo gadiidka iyadoo baaritaan halkaasi uu ka socdo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)

ADVERTISEMENT